Qoraal jawaab u ah Barnaamijka cusub ee Universal TV Qandaraaska ku qaadatay Muqdisho yaa leh qeybti 2 labaad???
DHULKAANI DADKA WAW DHAXAYS DHIISHAASE NINBA MEEL DHIGTAA!
Qoraalkan oo ah qormadii labaad ee ka hadlaysaa arimaha ku saabsan is qabsashada iyo sheegashada ama inkirmaada deegaamada soomaaliyeed sida loo kala leeyahay oo aan hore ugu soo qaadatay barnaamijka ay furtay idaacada ama telefishinka Universal tv oo ku saabsanaa muqdisho yaa leh ayaa waxaan doonayaa inaan halkiisii ka sii ambaqaado aniga oo qormadan ku darsanayaa afkaarta aqristayaasha iyo daawadayaasha iyo macnaha federaalka.
Qoraal jawaab u ah Barnaamijka cusub ee Universal TV Qandaraaska ku qaadatay Muqdisho yaa leh qeybti 1 koobaad???
DHULKU DADKA WOOW DHEXEEYS, DHIISHAASE NINBA MEEL DHIGTAA!
Waxaan xigmad cajiibka ah u soo qaatay ciwaana uga dhigtay inaan ka jawaabo su,aasha aan waqtigeedii joogin dadkuna la yaabeen ee beryahan halhayska ka dhigtaan bahda Universal tv, waxaan arkay mawduuc ay ciwaan uga dhigeen muqdisho yaa iska leh? Oo shacabka soomaaliyeed iyo daawadayaasha lagu mashquuliyay, dhib uma arko shaqsiga ka jawaabaya iyo kan ka qayb qaadanaya toona balse waxaa is weydiin leh maxaa keenay su,aasha?
Boqorda Ingariiska oo gudoonsiisay biladda MBE Xubin ka tirsan hogaanka sare ee waax iyo waadi.
Mr. Awil Hassan Hussein oo ay boqorada England gudoonsiiyay bilada la yiraahdo (MBE) (Member of the most Excellent Order of Biritish Empire (MBE). Boqorada wadanka Ingariiska Her Majesty the Queen Elizabeth ayaa waxay Taarikhdu markey aheyd 30/03/2011 soo jeedisay in la gudoonsiiyo bilad abaal marin ah masuul ka tirsan hogaanka sare ee Waax iyo Waadi mudane Awil Xassan Xussein oo in mudo ah ka mid ahaa Soomaalida degan wadankan.
Madaxweynaha Waax iyo Waadi oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Heer Caalami ah oo Kala Taliye Xaga Dhaqaalaha
Madaxweynaha Waax iyo Waadi Nur Ali Omar (Dubad) oo Xafiiskiisa Ku qaabilay Wafdi kala taliya xaga dhaqaalaha kaas oo uu Hogaaminaayay Mr Bill Evans oo ah qabiir ku taqsusay xaga dhaqaalaha. Kulankaas wuxuu ka dhacay magaalada Bristol ee wadanka Ingariiska.
DOWLADA SWEDEN OO U FURTAY SAMINAAR WAAX IYO WAADI
Xubno ka tirsan hogaanka sare ee dowlad gobaleedka Waax iyo Wadi ayaa loo furay saminaar ku saabsan diimuquraadiyada, dowlad wanaaga iyo tayaynta adeegyada ay bixin doonto dowlad gobaleedka looga fadhiyo in uu badbaadiyo malaayiin Soomaali ah ee ku nool deegaanada hoos yimaada Waax iyo Waadi una horseedo barwaaqo.
WAAX IYO WAADI OO TAAGEERTAY GO'AANKI MADAXWEYNE SHARIIF UU KAGA HOR YIMID SOO GELITAANKA CIIDAMADA KENYA
Madaxweynaha dowlad Gobaleedka Waax iyo Waadi mudane Nuur Cali Cumar (Dubad) ayaa sheegay inaysan wanaagsanayn in ay dowlada Kenya ay ciidamadeeda u dirto Soomaaliya, si ay ula dagaalamaan xarakada Al-shabaab oo ay ku eedeeynayaan in ay ka danbeyeen afduubkii lasheegay inlagu soo afduubtay dad dalxiis u yimid wadankooda.